Placeholders logotyp, till startsidan

Ku saabsan ciidanka nabadsugidda

Ciidanka nabadsugiddu waa hay’ad ammaansugid oo ilaalisa hannaanka demoqraadiyadda Iswiidhen xorriyadda iyo xuquuqda muwaadiniinta iyo ammaanka qaranka. Waxyaalaha aan qabanno waxaa ka mid ah inaan ka hortagno oo caddeynno dembiyada khatarta ku ah ammaanka qaranka, inaan la dagaalanno argagaxisanimada iyo inaan ilaalinno hoggaanka dhexe ee qaranka.

Ciidanka nabadsugidda waxaa u shaqeeya ilaa 1200 hawlwadeen. Badankood waxaa saldhig u ah magaalada Stockholm, laakiin waxaa xafiisyo goboleed uga furan yihiin magaalooyinka Umeå, Uppsala, Örebro, Norrköping, Göteborg iyo Malmö. In xoogaa ka badan kala bar oo bar shaqaalaha ciidanka nabadsugiddu waa askar. Hawlahoodana waxaa ka mid ah ilaalo, baarayaal iyo kuwo sameeya dabagal. Ciidaanka nabadsugidda waxaa kaloo ka shaqeeya shaqaale kale oo xirfado kala duwan ku shaqeeya, sida kuwo lafagura arrimo, farsamayaqaanno, turjubaano qoraal, aqoonyahan dhaqaale, sharciyaqaano, turjubaano iyo maamulayaal.

Nala soo xiriir:

Telefoon: 010-568 70 00 (waxaa laga shaqeynayaa saacad walba)
Fax: 010-568 70 10
E-mail: [email protected]
Adareeska boosta: Box 12312, 102 28 Stockholm
Adareeska booqashada: Bolstomtavägen 2, Solna

Senast ändrad

 9 maj 2022

Dela denna artikel

Placeholderlogotyp

Säkerhetspolisen avvärjer hot mot Sveriges säkerhet och mot medborgarnas fri- och rättigheter. Vårt uppdrag är att säkra framtiden för demokratin.

Sociala medier

Följ Säkerhetspolisen i sociala medier. Vi finns på Twitter, Instagram och LinkedIn

Tipsa oss

Har du sett eller hört något som Säkerhetspolisen kan ha nytta av i arbetet för att skydda Sverige?

Till tipssidan

Telefon: 010-568 70 00

Om kakor på webbplatsen

På denna webbplats används endast nödvändiga kakor för att webbplatsen ska fungera. Genom att klicka på "Jag förstår" sätts också en kaka för att fortsätta hålla meddelandet stängt.

Läs mer om kakor